{"schema":"hottub-news/story/v1","story":"st_ezrmo73a3hs35qfwjozq","title":"Mohammed waxuu 26 sano rumeysnaa in uu ahaa muwaadin Swedish ah-ma heysto dhalashada","title_en":"Mohammed dreamed for 26 years that he was a Swedish citizen - but he did not get citizenship","outlets":1,"brief":null,"page":"https://hottub.news/stories/mohammed-dreamed-for-26-years-that-he-was-a-swedish-citizen-but-he-did-ezrmo73a3h","count":1,"items":[{"id":"n_ezrmo73a3hs35qfwjozq","seq":1308207,"kind":"article","title":"Mohammed waxuu 26 sano rumeysnaa in uu ahaa muwaadin Swedish ah-ma heysto dhalashada","title_en":"Mohammed dreamed for 26 years that he was a Swedish citizen - but he did not get citizenship","url":"https://www.sverigesradio.se/artikel/9311710","summary":"Nin 26 jir oo ka soo jeeda degmadda Karlskoga ayaa aaminsanaa in uu ahaa muwaadin Swedish ah balse waxaa gu'gii ina dhaafay uu ogaaday in si qalad ah loo diiwaan geliyay marka uu dhashay, sida uu baahiyay telefishinka TV4 Nyheterna. Inkastoo uu uu heystay baasaboor Swedish ah, Trots svenskt pass, personnummer uuna ka codeeyay dhowr doorashooyinka baarlamanka, waxuu imminka ku qasbanaaday in hay'adda socdaalka ka codsado dhalashada. Hay'adda Migrationsverket ayaa heshay…","published":"2026-10-02T09:06:00Z","seen":"2026-10-02T09:24:43Z","lang":"sv","country":"SE","source":{"id":"kite-api-sr-se-154756","name":"api.sr.se","domain":"api.sr.se"},"via":"kite-api-sr-se-154756","authors":["Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen"],"entities":[{"id":"Q9458","name":"Muhammad","type":"person"}],"story":"st_ezrmo73a3hs35qfwjozq","category":"crime-law","category_p":0.3400000035762787,"sentiment":"negative","tone":-0.4000000059604645,"political":0.10999999940395355}]}