{"schema":"hottub-news/story/v1","story":"st_j36zfltw3jmjly2oiska","title":"Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet oo isku khilaafay kulamo la qorsheeyay","title_en":null,"outlets":1,"brief":null,"page":"https://hottub.news/stories/socialdemokraterna-iyo-vansterpartiet-oo-isku-khilaafay-kulamo-la-j36zfltw3j","count":1,"items":[{"id":"n_j36zfltw3jmjly2oiska","seq":354655,"kind":"article","title":"Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet oo isku khilaafay kulamo la qorsheeyay","url":"https://somaliska.com/socialdemokraterna-iyo-vansterpartiet-oo-isku-khilaafay-kulamo-la-qorsheeyay","summary":"Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ku eedeeyay xisbiga Vänsterpartiet inuu ka gaabsanayo kulan ay labada xisbi yeeshaan. Socialdemokraterna ayaa sheegay inuu muddo toddobaad ah isku dayayay inuu qabanqaabiyo kulan u dhexeeya labada dhinac, balse uusan xitaa helin wax jawaab ah. “Runtii arrintani waa mid aad u niyad-jab badan,” ayuu ilo muhiim ah oo ka tirsan Socialdemokraterna u […]","published":"2026-09-28T05:49:26Z","seen":"2026-09-28T06:14:02Z","lang":"en","country":"SE","source":{"id":"kite-somaliska-com-7c0505","name":"somaliska.com","domain":"somaliska.com"},"via":"kite-somaliska-com-7c0505","topics":["wararka maanta","wararka caalamka","wararka sweden"],"authors":["Caydaruus Ahmed"],"entities":[{"id":"Q105112","name":"Swedish Social Democratic Party","type":"org"},{"id":"Q110837","name":"Left Party","type":"org"}],"story":"st_j36zfltw3jmjly2oiska","category":"politics","category_p":0.8999999761581421,"sentiment":"neutral","tone":-0.18000000715255737,"political":0.9300000071525574}]}