{"schema":"hottub-news/story/v1","story":"st_q5zf6s2w7r6i7c66xuwq","title":"Rikoodh yar oo u dhaxeeya heerka shaqaaleeysinta dadka ku dhshay dalka iyo kuwa dibeda ku dhashay ee Stockholm","title_en":"A crisis looms over the employment level of people living in the country and those born abroad in Stockholm","outlets":1,"brief":null,"page":"https://hottub.news/stories/a-crisis-looms-over-the-employment-level-of-people-living-in-the-q5zf6s2w7r","count":1,"items":[{"id":"n_q5zf6s2w7r6i7c66xuwq","seq":466107,"kind":"article","title":"Rikoodh yar oo u dhaxeeya heerka shaqaaleeysinta dadka ku dhshay dalka iyo kuwa dibeda ku dhashay ee Stockholm","title_en":"A crisis looms over the employment level of people living in the country and those born abroad in Stockholm","url":"https://www.sverigesradio.se/artikel/9308769","summary":"Faraqiga heerka shaqaaleeysiinta ee u dhaxeeya dadka ku dhashay dalka iyo kuwa dibedda ku dhashay gobolka Stockholm, ayaa taariikh ahaan yar sida lagu sheegay tirakoob xoogga ka soo baxay hay'adda tirakoobka ee SCB. Tan iyo bilowgii sannadkii 2000 meeyadii ayaa farqigani si joogto ah u yaraanayey, iyadoona dad badan oo dibadda ku dhashay ay hadda ku jiraan da’da looga baahan yahay suuqa shaqada. \"Laakiin waxbaa dhacay ka dib faafidii cudurka Covid\" ayuu yiri madaxa…","published":"2026-09-28T15:30:00Z","seen":"2026-09-28T15:47:28Z","lang":"sv","country":"SE","source":{"id":"kite-api-sr-se-154756","name":"api.sr.se","domain":"api.sr.se"},"via":"kite-api-sr-se-154756","authors":["Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen"],"entities":[{"id":"Q1754","name":"Stockholm","type":"place"}],"story":"st_q5zf6s2w7r6i7c66xuwq","category":"society","category_p":0.20999999344348907,"sentiment":"neutral","tone":-0.23999999463558197,"political":0.11999999731779099}]}