{"schema":"hottub-news/story/v1","story":"st_z2pcqpe46vfh6kmv32sq","title":"Afhayeen Norlén: Waan kala hadlay hoggaamiyayaasha kooxaha codsiga fasax Cali","title_en":"Afhayeen Norlén: I spoke with the leaders of the Cali exit groups","outlets":1,"brief":null,"page":"https://hottub.news/stories/afhayeen-norlen-i-spoke-with-the-leaders-of-the-cali-exit-groups-z2pcqpe46v","count":1,"items":[{"id":"n_z2pcqpe46vfh6kmv32sq","seq":647766,"kind":"article","title":"Afhayeen Norlén: Waan kala hadlay hoggaamiyayaasha kooxaha codsiga fasax Cali","title_en":"Afhayeen Norlén: I spoke with the leaders of the Cali exit groups","url":"https://www.sverigesradio.se/artikel/9309299","summary":"Afhayeenka baarlamanka ayaa ka helay codsi fasax qaadasho Mohamed Ali oo ka tirsan xisbiga Vänsterpartiet Mohamed Ali ayaa magaciisa oo la calaamadeeyay ku soo galay aqalka baarlamanka isaga oo ka tirsan xisbiga Vänsterpartiet. Ka dib waxaa la bilaabay baaritaan tuhun musuqmaasuq doorasho balse waxuu codsaday fasax inta baaritaanka uu soconayo. Andreas Norlén ayaa sheegay in arrinkan kala hadlayo hoggaamiayaasha kooxaha ee baarlamanka,","published":"2026-09-29T11:02:00Z","seen":"2026-09-29T11:06:31Z","lang":"sv","country":"SE","source":{"id":"kite-api-sr-se-154756","name":"api.sr.se","domain":"api.sr.se"},"via":"kite-api-sr-se-154756","authors":["Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen"],"entities":[{"id":"Q51103","name":"Cali","type":"place"}],"story":"st_z2pcqpe46vfh6kmv32sq","category":"politics","category_p":0.8299999833106995,"sentiment":"neutral","tone":-0.15000000596046448,"political":0.949999988079071}]}